Madaxweyne Erdogan oo shuruudo adag miiska loo saarayo xili uu dalkiisa dagaal ku jiro

Dowlada Mareykanka ayaa sii xoojineysa cadaadiska ay saareyso Xukuumada Ankara si loo hakiyo duulaanka ciidamada milatariga Turkiga ku qaadeen magaalooyin kuyaala Waqooyiga dalka Siiriya . Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa shalay ku dhawaaqay inuu dalka Turkiga u dirayo wafdi heer sare ah oo uu hogaaminayo ku xigeenkiisa Mike Pence, waxa uuna sheegay in wafdigan Turkiga … Continue reading Madaxweyne Erdogan oo shuruudo adag miiska loo saarayo xili uu dalkiisa dagaal ku jiro